Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir-xigeenka Ganacsiga Somaliland oo la shir yimi Warar aanu xogogaal u ahayn

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir-xigeenka Ganacsiga Somaliland oo la shir yimi Warar aanu xogogaal u ahayn

selef.jpg
Wasiir k/xigeenka Ganacsiga ayaa sheegay in Marka loo eego geeska ay Somaliland tahay tan ugu Shidaalka Jaban
Hadaba qiimaha Foostada Shiidaalka Somaliland waa $240
Ethiopia na waa $167
Ethiopia Waxay kabtaa shiidaalkeeda Halka somaliland ay saarato cashuur iyo dhaqaale kale
Ethiopia Waxay shiidaalkeeda kala soo degtaa Jabuuti oo ah Dal qalaad wuxuu usoo galaa safar dheer inuu yimaado Ethiopia Waxayna siisaa dalkaas jabuuti cashuur badan
Halka somaliland uu kasoo dego Dalka gudihiisa
Hadana Waxa shiidaal jaban ku dhawaad kala badh Dalka Ethiopia
Halkee Loo wadaa Somaliland?
Waxa meesha ka baxday noloshii danyarta

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this