Sign in to follow this  
Deeq A.

Lacagta Shilinka Soomaaliland ee halkeedii taagani, wax lagu faano maaha!

Recommended Posts

Deeq A.   
Lacagta Shilinka Soomaaliland ee halkeedii taagani, wax lagu faano maaha! Halkeedii ha taagnaatee maxay jartaa ama goysaa? Shaygii ay jareysey ayaa intaasoo jeer qaaliyoobey. Markaa inay meel fadhidaa macne weyn male. Haddii aanay maciishaddii iyo Shillinkii isku sarjarneyn, oo aanay isla jaanqaadeyn bulshada ayaaba dhacane.
In shillinka soomaaliland halkiisii taaganyahay, kama dhigna inayna qiimo dhicin ee intaasoo jeer bay baytimaal noqotay oo ay qiimo beeshay. Metelan Baska waxa lagu raacaa saddex Kun oo shilling, halka markii hore uu ahaa Laba kun. Masaafadii intaa Nool looga dhigan jirey may fidin, ee lacagta ayaa waxba jari waydey oo qiimo beeshay sidaa awgeed ayaa Tiro badan oo waraaqo ah, loogu baahdey. Lacagta qiimo uma yeelo inta lagu sarrifayaaye waxa qiimo u yeela, maxay jaraysaa: power purchase ka ” awoodda wax iibsi.
295647534_596715205420510_72051888651769
296014111_596715295420501_65691757437560
Waxa qoray Kamaal Shaacir

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this