Deeq A. Posted July 26, 2022 Wararka ka imaanaya Mandheera ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ka fuliyeen gudaha Kenya. Labo gaari oo ciidan ah ayaa lagu waramayaa in ay dul mareen waxlaha qarxa, taasi oo ka dhacday inta u dhaxeysa Fino iyo Sheekh Barow. Wararka ayaa intaa ku daraya in saraakiisha gaawirada saarnaa ay badbaadeen, kadibna uu halkaasi dagaal ka dhacay. Al-shabaab ayaa usoo cararay dhanka xadka Soomaaliya, waa mid ka mid ah weerarada ay sida joogtada ah uga fuliyaan gudaha Kenya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites