Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari

Recommended Posts

Deeq A.   
1-11.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

 Ciidamada kala duwan ee  dowladda Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.

Cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee PISF iyo kuwa PMPF ayaa si wadajir ah hawlgalkaas uga fuliyay buuraleyda Golis iyo Cal-miskaad.

Wararku waxay sheegayaan in hawlgalkaas lagu burburiyay saldhigyo ciidan oo ay ka carareen Al-shabaab islamarkaana kayd badan u yaallay.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this