Sign in to follow this  
Deeq A.

𝐒𝐡𝐢𝐥 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜 koobsaday 

Recommended Posts

Deeq A.   

𝐒𝐡𝐢𝐥 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜 koobsaday 

𝐀𝐇𝐔𝐍 𝟐 ruux ayaa ku geeriyooday 𝟖 kalena way ku dhaawacmeen kadib 𝐬𝐡𝐢𝐥 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢 oo goor dhaweyd ka dhacay degmada 𝐃𝐢𝐥𝐚 ee gobolka Awdal.
Labada 𝐦𝐚𝐫𝐱𝐮𝐮𝐦 𝐦𝐞𝐲𝐝𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚 oo midkood la garan-laahayahay iyo dhaacawa ayaa hadda la soo gaadhsiiyey cisbitalka guud ee magaalada Boorama.
Gaadiidkan isku dhacay ayaa kala ahaa 𝐢𝐬𝐤𝐚’𝐫𝐨𝐠𝐨 iyo 𝐛𝐚𝐬 ay leedahay shirkada isu-socodka gaadiidka ee Bari iyo Galbeed.
𝐒𝐡𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐣𝐢𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝, 𝐢𝐧𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐬𝐢 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐪𝐬𝐚𝐝𝐨 𝐬𝐡𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐬𝐨𝐨 𝐧𝐨𝐪𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚.
May be an image of 10 people, car and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this