Sign in to follow this  
Deeq A.

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐˜๐ฎ๐ซ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐๐ก๐ž๐ฑ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐d๐š Somaliland ๐ข๐ฒ๐จ Xisbiyadda ๐ฆ๐ฎ๐œ๐š๐š๐ซ๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa โ€“ Ergayga dowladda Finland u qaabilsan Geeska Afrika ๐’๐ฎ๐ฅ๐๐š๐š๐ง ๐’๐ข๐œ๐ข๐ข๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐, oo kulan la qaatay madaxda xisbiga talada Somaliland haya ee ๐Š๐”๐‹๐Œ๐ˆ๐˜๐„, ayaa sheegay in uu danaynayo in uu dhexdhexaadiyo ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š iyo ๐ฆ๐ฎ๐œ๐š๐š๐ซ๐š๐๐ค๐š isaga oo matalaya Midowga Yurub.

Qoraal lagu daabacay hoga Facebook ee xisbiga ๐Š๐”๐‹๐Œ๐ˆ๐˜๐„ kulanka kadib, ayaa lagu sheegay in ergaygu uu doonayo in uu dhexdhexaadin ka gaysto khilaafka doorashooyinka ee ka dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland.

โ€œErgayga dowladda Finland ee Geeska Afrika Suldaan Siciid Axmed oo ah nin reer Somaliland ah, isla markaana ay wehelinaysay Cawo Axmed oo ka tirsan safaaradda Finland ee Nairobi, waxa uu sheegay inuu danaynayo isagoo ka wakiil ah Midowga Yurub inuu dhexdhexaadin ka galo khilaafka arrimaha doorashooyinka ee ka jira Somalilandโ€.

Dhankooda madaxda xisbiga ๐Š๐”๐‹๐Œ๐ˆ๐˜๐„ oo faah faahin ka bixiyay qodobada ay isku hayaan mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland, ayaa ergayga u sheegay in dhinacooda ay diyaar u yihiin dhexdhexaadin iyo wadahadalkasta oo lagu soo afjarayo khilaafka taagan.

Suldaan ayaa sidookale maalmihii lasoo dhaafay kulamo la yeeshay madaxda axsaabta mucaaradka Somaliland ee ๐–๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐๐ˆ ๐ขyo ๐”๐‚๐ˆ๐ƒ, isagoo kala hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka iyo waxyaabaha laysku hayo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this