Sign in to follow this  
Deeq A.

Hantidhowrka oo hakiyay heshiisyada Hay’adaha dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Hantidhowrka qaranka oo Hakiyey Heshiiyo Malaayiin Doolar oo qaar ka tirsan hey’adaha dowladda ay galeen muddada kala guurka.

War ka soo baxay xafiiska hantidhowrka guud ee dalka ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba hay’adaha dowladda aysan gali karin wax heshiis ah inta laga soo dhisayo xukuumad cusub oo talada dalka la wareegtay.

Hantidhworka ayaa sheegay ay hakiyeen heshiisyo ay galeen hay’ado dowladeed kuwaas oo saameyn dhaqaale u gaysanaya dalka, balse ay ka hortageen.

WhatsApp-Image-2022-07-18-at-12.46.40-PM

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this