Deeq A. Posted July 19, 2022 Xogo Diblomaasiyadeed Ayaan Sheegaya in Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Aby Ahmed Ali Booqasho Rasmi Ah Ku Iman Doono Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Ee Hargeisa Hadii Warka imaansha PM Aby Run Noqdo Wuxu Noqon Doonaa Ra.iisal Wasaarihii Ugu Horeeyey Ee Booqasho Ku Yimaada Jamhuuriyada Somaliland Tan Iyo Intii Ay Madaxbanaanideeda Dib Ugu La Soo Noqotay 1991 Dalkii Somaliya Laysku Odhan Jiray. Hadii Ra.iisal Wasaare Abiy Yimaado Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Ee Hargeisa Wuxu Kulmi Doonaa Soo Dhawayntii Abid Ugu Weynyd Ee Qof Madax Dal Kale Ah Loo Sameeyo Wuxu Booqan Doonaa Dhawr Goobood Taariikhi Ah FG Xogtu Waxay Sheegaysaa In M/weyne Muuse Biixi Cabdi Marti Qaad Rasmi Ah U Fidiyey PM Aby Ahmed Ali Allah Mahad Leh Waxa Diyaariyay Cabdiqani Axmed Source Share this post Link to post Share on other sites