Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Madaxda Wasaaradda Maaliyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu maanta la xisaabtamo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo uu hoggaaminayo Wasiir Xasan Shire Abgaal ayaa Saaka hortagaya Golaha Wakiilada Puntland.

Wasiirka ayaa Baarlamanka warbixin ka siin doona Shaqada ay u xil saarantahay Wasaaradda Maaliyadda iyo wixii uga qabsoomay.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale su’aalo Wasiirka su’aalo ka weydiin doona mas’uuliyadda uu bulshada u hayo gaar ahaanna dhaliilaha ka jira shaqada Wasaaradda Maaliyadda

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Madaxda Wasaaradda Maaliyadda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this