Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Maanta Ee Xukuumadda Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Ah Oo Baaqday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulankii maanta ee xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaridka ah oo baaqday.

Wararka ka imanaya madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in uu saaka baaqday kulankii guud ee u dhexeeyay Xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland.

Kulan ay aroortii hore ee saaka yeesheen madaxweynaha Somaliland iyo guddoomiyeyaasha Guurtida iyo Wakiillada ayaa lagu go’aamiyay in dib loo dhigo kulanka maanta si arrinta khilaafka loo sii gorfeeyo xalkeeda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this