Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha cusub ee Saldhiga bartamaha Caasimadda Garoowe oo xilka la wareegay

Recommended Posts

Deeq A.   
4-5.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhiga.

G/le Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa xilkii saldhiga bartamaha ku wareejiyay taliyaha cusub ee saldhiga bartamaha Garowe Dhame Mahad Axmed Maxamuud.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa taliyaha cusub ee Saldhiga bartamaha Garowe faray inuu si wanagsan bulshada ugu shaqeyo shaqo hufnaan ku dhehan tahayna la yimaado.

Taliyaha qaybta Nugaal G/sare Xussen Cali ayaa sido kale taliyihii hore ee Saldhiga bartamaha G/le Fardafuul ku amaanay shaqadii adkayd uu soo qabtay iyo siduu bulshada ula shaqeyay.

PUNTLAND POST

The post Taliyaha cusub ee Saldhiga bartamaha Caasimadda Garoowe oo xilka la wareegay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this