Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Riyaaale Oo Saaka Loo Diiday Inuu Madaarka Cigaal Kula Hadlo Warbaahinta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland u diiday in uu Warbaahinta kula hadlo gudaha Garoonka diyaaradaha Hargeysa.

Riyaale, oo maanta dib ugu soo laabtay Hargeysa ayaa markii dambe gurigiisa kula hadlay Warbaahinta.

Daahir Riyaale Kaahin, oo ah madaxweynihii ku suntanaa nidaamka Doorashooyinka Somaliland ayaan faah faahin dheer ka bixin suurtagalnimada in uu ka qayb-qaadanayo siyaasadda Somaliland ee hadda.

Diidnimada la sheegay in Garoonka Hargeysa loo diiday in uu warbaahinta kula hadlo ayaa ku soo beegmaysa isagoo dhawaan eedeeyay xukuunadda KULMIYE.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this