Sign in to follow this  
Deeq A.

Xogo Ku Saabsan Go’aamadii Maanta Laga Sugayay Guddida Dhexdhexaadinta Xukumada Muuse Biixi & Xisbiyadda Mucaaradka  S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Xogo Ku Saabsan Go’aamadii Maanta Laga Sugayay Guddida Dhexdhexaadinta Xukumada Muuse Biixi & Xisbiyadda Mucaaradka  S/land

mb-3.jpg

Kulankii maanta la wada sugayay ee  u dhaxeeyay Xisbiyadda mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland ayaa dib u dhacay.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Ibrahim Xuseen ayaa xaqiijiyay dib u dhacaasi, kaas oo qabsoomi doona Berri oo Isniin ah.

Dib u dhacan ayaa yimid maadaama maanta Magaaladda Hargeysa lagu aasayo Allaah Haw naxariistee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this