Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiriirka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo sii xumaanaya muddooyinkii danbe

Recommended Posts

Deeq A.   
1.webp?resize=1000%2C563&ssl=1

Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa sii xumaanaya muddooyinkii u danbeeyay sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoonyahay.

Doorashadii Soomaaliya kadib xiriirka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa lagu tilmaamay mid aan fadhin islamarkaana weli labada dhinac kuma guulaysan in ay xalliyaan mad-madowgii ka dhashay doorashada.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa sida wararku sheegayaan ka tirsanaya Axmed Madoobe in aanu si hagar la’ uga la shaqayn ololihiisi doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

 Axmed Madoobe ayaa isna doonaya in uu Garoowe yimaado Xuska 1-da Agoosto oo ku beegan markii la as’aasay Puntland si uu Siciid Deni uga qanciyo mad-madowgii ka dhashay ololihii doorashada.

PUNTLAND POST

The post Xiriirka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo sii xumaanaya muddooyinkii danbe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this