Sign in to follow this  
Deeq A.

Xogo Ku Saabsan Go’aamadii Maanta Laga Sugayay Guddida Dhexdhexaadinta Xukumadda Iyo Xisbiyadda Mucaaradka Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Kulankii maanta la wada sugayay ee  u dhaxeeyay Xisbiyadda mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland ayaa dib u dhacay.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Ibrahim Xuseen ayaa xaqiijiyay dib u dhacaasi, kaas oo qabsoomi doona Berri oo Isniin ah.

Dib u dhacan ayaa yimid maadaama maanta Magaaladda Hargeysa lagu aasayo Allaah Haw naxariistee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this