Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabay Taliyaal Saldhigyo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1657971653976.jpg?resize=720%2C67

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah degmooyinka Puntland.

  1. Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garoowe ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Axmed Cali Shire.
  2. Taliyaha Saldhiga bartamaha Garoowe ayaa loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Maxamuud.
  3. Taliyaha Saldhiga degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayaa loo magacaabay Dhamme Cabsirashiid Muuse Biriir.
  4. Taliyaha Saldhiga degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Cabdicasiis Faarax Axmed.
  5. Taliyaha Saldhiga degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Cabdiraxmaan Salaad Guul.
  6. Taliyaha Saldhiga degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Xabiib Maxamuud Shire.

PUNTLAND POST

The post Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabay Taliyaal Saldhigyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this