Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka

Recommended Posts

Deeq A.   
1-6.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Baarlamanka Puntland ayaa maanta la xisaabtamaya mas’uuliyiinta u sarraysa wasaaradda Caafimaadka.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo ay weheliyaan wasiir ku xigeenka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji iyo agaasimaha guud Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa lagu wadaa in uu saaka hortago Baarlamanka.

Wasiirka ayaa fadhiga Baarlamanka ka jeedin doona warbixin ku saabsan wixii u qabsoomay wasaaradda ee dhinaca horumarinta adeegyada Caafimaadka iyo caqabadaha jira.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale wasiirka su’aalo ka weydiin doona arrimaha horumarinta Caafimaadka Puntland iyo dhaliilaha ka jira.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this