Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulanka Boqorka Sucuudiga & Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Boqorka Sucuudiga oo qaabilay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden

Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa qaabilay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo safar ku jooga dalkaasi Sucuudiga.
Warbaahinta dawlada Sucuudigu ayaa sheegtay in kulankaasi lagaga hadlay xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labadaasi dal.
294100722_1459361561192028_4776608357428
293925039_1459361597858691_1280537212201
294036726_1459361634525354_6822257235250
294044452_1459361671192017_7957013779741

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this