Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii,qaraabadii uu ka baxay Sheek Adan Siiro

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhamaan hawl wadeenada iyo maamulka shabakada Qarannews, waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii iyo umadaha ku hadla afka Somaliga ee uu ka baxay Sheek Adan Siiro, oo ku geeriyooday dalka Hindiya, waxa aan tacsi gaar ah u diraynaa caruurtii iyo xaaskii iyo waliba shicibka reer Somaliland 

Marxuunka waxa aan Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this