Deeq A. Posted July 14, 2022 Allah unaxariistee waxaa goordhow dalka Hindiya Shiikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Aadan Siiro) oo kamid ahaa culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaano gudaha dalka iyo dibadda, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisaa. Shiikha ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa dalkaas iyadoo xaaladdiisa caafimaad lagu baxnaaninaayay, kadib xanuun soo wajahay maalmihi dambe. Shiikh Aadan Siiro ayaa inta badan waxaa lagu yaqaanay darasaadka ku saabsan siirada Nabigeenna Muxamed( SCA), oo inta badan ay bulshada kala socon jireen shiikha. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites