Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 2, 2022 Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Sacuudiga? Qadar? Burundi? ________________ Updated. Seventeen unnecessary socdaal in less than five and half months. That is close to 3.5 trips per month. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 6, 2022 Masar iyo mar kale: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 6, 2022 On 11/2/2022 at 5:09 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Sacuudiga? Qadar? Burundi? ________________ Updated. Eighteen unnecessary socdaal in less than five and half months. That is close to 3.5 trips per month. Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 10, 2022 Mar kale iyo Eritareeya. Salka uu dgulka dhigi la yahay: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 10, 2022 Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Sacuudiga? Qadar? Burundi? ________________ Updated. Nineteen unnecessary socdaal in less than five and half months. That is close to 3.5 trips per month. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 8, 2022 Jabuuti iyo markii sadexaad uu booqdo Xasan Socdaan: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 8, 2022 On 11/10/2022 at 11:22 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga? Qadar? Burundi? Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 9, 2022 Finally Sacuudiga ayuu gaaray Xasan Duulaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 9, 2022 On 11/10/2022 at 11:22 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Qadar? Burundi? Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 12, 2022 Xasan Socdaal is back to Mareykanka again, third time in the last three months. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 12, 2022 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar? Burundi? ______________ Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 16, 2022 Where is calankeena qurxoonaa? Ninkaan iska dhoofaayo has zero protocol awareness. Meesha lagu kulmaayo waa Mareykanka, haddana hal calan bas ayaa muuqdo. Isbahdilka daily ninkaan isku sameynaayo la yaabay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted December 17, 2022 Maybe it is escape from reality Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 3, 2023 He finally went to Qadar a few weeks ago. Xasan Socdaal wuu qariyey safarkaan, his official media did not post anything about this trip. Safarkiisa badan dadweynaha Soomaaliyeed naceen ayuu ogaaday. Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Safarkiisii Labaad Ku Tagay Dalka Qatar Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu casuumay daawashada ciyaarta kama dnabeysta koobka Adduunka ee caawa wada ciyaarayaan xulalka Argentina iyo France, iyadoo madax kala duwan ay dowladda Qatar casuuntay. Madaxweynaha ayaa la filayaa sidoo kale inuu la kulmo madaxda Qatar iyo kuwa dalalka kale ka socda, isagoo kala hadli doona dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee dowladiisa hormuudka u tahay. Si kastaba, waa safarkii labaad uu madaxweyne Xasan ku tago dalkaasi Qatar tan iyo markii 15-kii May loo doortay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya, waxaana mudooyinka soo hagaagaya xiriirka xukuumadaha Doxa iyo Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo duulay dalka Mareykanka, halkaasoo uu uga soo qeyb galay shirka Afrika iyo Mareykanka, isagoo kulan gaar ahna la soo qaatay madaxweyne Joe Biden. Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisii labaad ku tagay dalka Qatar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 3, 2023 On 12/12/2022 at 4:54 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar Burundi? ______________ Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites