Che -Guevara Posted May 28 Apparently. Ruto has traveled over 50 times since coming to power. He's chasing HSM's record. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 29 6 hours ago, Che -Guevara said: Apparently. Ruto has traveled over 50 times since coming to power. He's chasing HSM's record. Kenya can afford it, and so far he is taking Kenya great places The US deal was a surprise Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 9 I am surprised Xasan Socdaan didn't go to Kuuriya Koonfureed last week to attend humiliation meeting of madaxda Afrika iyo another country. It was Mareykanka, Shiinaha, Turkiga, Sacuudiga, Baraasiil, Faransiiska, Ingiriiska, even lowly Talyaaniga and now Kuuriya. Sidii xoolo camal ayee loogu yeeraa. Xamse ka muuqdo sawirka, far left in the middle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 9 He is now gone.....waa is heen waayay to Norway to meet the "Somali Community" there XASAN oo maanta u baxay safar dibadeed + Qorshaha WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 10 Safraaye Awdalxiise diyaaradiisa waxee ka degtay magaalada Oslo, Norway. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 10 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 ________________ Updated list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 10 Maxaan kala soconaa socdaalka Xasan Shiikh Ee Norway? – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Booqashadiisu ma ahayn mid Qaran oo ay casuntay Dowlada Norway. Laba arimood,ayuu uyimid Xasan Oslo,kuwaasoo kala ah…. 1.Dowlada Norway oo rabta in loo saxiixo Dad ay celinayso oo Somaliyed i… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 11 6 hours ago, Qurac&qansax said: Lax walba meeshee isdhigtaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 15 he is in Switzerland...waa cajiib Ujeedka Xasan Sheekh u tegay Switzerland + Sawirro WWW.CAASIMADA.NET Luzern (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Switzerland uga qeyb galay shirka nabadda iyo ganacsiga oo muhiim ah Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 15 This is beyond Humilation. Comminity Hall Conference, with Bunch of NGOs 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 17 Hadana Ordogan buu salaanata la dhaafi waayay, turkiguu joogaa si uu ciida ugu tukado Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 17 MMA XSM adaa ku daalaya ma soo qaban kartid. isbuuc gudaheeda, waa Norway, Switzerland iyo Turkiga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 17 4 hours ago, Qurac&qansax said: MMA XSM adaa ku daalaya ma soo qaban kartid. isbuuc gudaheeda, waa Norway, Switzerland iyo Turkiga Qadar ayuu u socdaa saa maqlay. Jahwareer bahdilan tan la mid ah ma arkin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 17 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 ________________ Updated list. Quote Share this post Link to post Share on other sites