maakhiri1 Posted January 3, 2023 Can someone tell him, Toosi luquntaada! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 3, 2023 1 hour ago, maakhiri1 said: Can someone tell him, Toosi luquntaada! Haye, waa yahay uu ku yiri Xasanoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 8, 2023 Marka uu toddobaadyo neefsaday, the salesman is back on the road again. He is in Talyaaniga now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 8, 2023 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar Talyaaniga ______________ Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 14, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 14, 2023 I love the calacaal from the cayayaanka baraha bulshads ya u sheegs. Hassan sheikh doesn’t care about ur cheese love Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 17, 2023 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar Talyaaniga Jabuuti (fourth time) - waala qariyey Itoobiya (second time) - maanta ______________ Soomaaliya Rabiyaa u maqan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 23, 2023 Xasan Socdaal is secretly in Imaaraadka now, accompanied by his kids and nieces. He is getting the latest instructions from them. What a stooge of biggest order. He stopped announcing his trips now since Soomaalis are widely condemning him. Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qarsoodi ah la la qaatay Sheekh Maxamed Bin Sayid Al Nahyaan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho aan la sii shaacin ku jooga caasimadda dalka Imaaraadka ee Abu Dhabi ayaa la kulmay dhigiisa dalkaasi, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan. Labada Madaxweyne waxay ka wada hadleen Xiriirka labada Waddan, Horumarinta dhinacyada kala duwan ee Iskaashiga Khaaska, Dadaalka Dhaqaalaha, Nabadda iyo Deganaanshaha dalka Soomaaliya. Madaxweyne Al Nahyan waxa uu dhigiisa Somalia ku qaabilay Carwada iyo Shirweynaha Difaaca Caalamiga ee INDEX 2022 oo haatan ka socota Xarunta Abu Dhabi ee Bandhigyada). Dhanka kale, Madaxweynaha dalka Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan waxa uu ballan qaaday inay Somalia ka taageeri doonaan wax kasta oo ay dani ugu jirto Shacabka Soomaaliyeed si ay u gaaraan Hankooda ku aadan Nabadda, Horumarka iyo Barwaaqada. Dhanka kale, Inta uu Madaxweyne Xasan Sheekh booqanayo dalka Imaaraadka Carabta waxa uu ka qeyb geli doonaa Daawashada Carwada Caalamiga ee Milliteriga ee INDEX and NAVDEX 2023 oo maanta maalinteeda Saddexaad ka socota Xarunta Abu Dhabi National Exhibition Centre ee magaalladda Abu Dhabi. Bandhiga Carwada Milliteri ee INDEX and NAVDEX 2023, waxaa ka qeyb galaya 1,112 Shirkadood oo ka kala socda 59 Dowladood, in ka badan 77 Wasiirada Difaaca, 79 Khubaro Milliteri, Taliyayaal iyo Wafuud Milliteri oo ka kala socda 82 Waddan iyo in ka badan 140 Shirkado oo ka dhisan Imaaraadka. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 23, 2023 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar Talyaaniga Jabuuti (fourth time) - waala qariyey Itoobiya (second time) - Imaaraadka (second time) ______________ Soomaaliya Rabiyaa u maqan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 1, 2023 War ninkaan diyaarad iyo dhoofid jeclaa. At least waa dalka gudahiisa this time. Howecer, he will fly to another Khaliiji country in the few days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 5, 2023 Qadar ayuu ka degay mar kale, meeting his master: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 5, 2023 Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Mareykanka Ingiriiska Mareykanka (again) Itoobiya Ugaandha (again) Jabuuti (again) Suudaan Aljeeriya Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar Talyaaniga Jabuuti (fourth time) - waala qariyey Itoobiya (second time) - Imaaraadka (second time) Qadar (second time) ______________ Soomaaliya Rabiyaa u maqan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 5, 2023 Simply crazy Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 5, 2023 58 minutes ago, Che -Guevara said: Simply crazy It is escape mechanism, madness from facing real hardwork, his time will Finnish, him flying around, and now he s oppsessed with extension. Nothing is being done, Somalia Waa ayaan daran, what in the world were they thinking to select this fool again 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 5, 2023 1 hour ago, maakhiri1 said: It is escape mechanism, madness from facing real hardwork, his time will Finnish, him flying around, and now he s oppsessed with extension. Nothing is being done, Somalia Waa ayaan daran, what in the world were they thinking to select this fool again Doolar, dirham, shilin, riyaal, my friend. Farmaajo didn't pay enough and was too confident. Shariif does not pay nor had enough. Kheyre iyo Deni are the biggest losers ugu shubeen and received nothing back - in the name of Farmaajo ka carar. In fact Kheyre's tol qeylada iyo cabaadka ka dhamaaday because dowladaan kama dhex muuqdaan as they were in Farmaajo's ee raa'isul wasaare ku lahaayeen. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites