Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 8, 2022 On 7/24/2022 at 3:35 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Itoobiya Sacuudiga Qadar Suudaan Burundi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 10, 2022 Toddobaadka soo socdo, it is back to Nayroobi safar, then to Mareykanka. Bishaan dhexdeeda ilaa dhamaadkeeda safar bilaash lagu dhameysan doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted September 11, 2022 sucuudigana waa ku xigaa. boorso sooryo ah baa loo doonan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 11, 2022 Aaskii boqoradda ayaa isna soo dhaw. Waa khasab inuu ka qayb qaato. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 12, 2022 I have no doubt Xasan Sh. would have invited himself to the funeral laakiin it coincides caleemasaarka Ruto in Nayroobi. Marka he can't attend it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 12, 2022 Landed in Kiikuuyoland again: Markii jaadka laga saxiixdo laga rabay wasiir ayaa loo diray, wasiirka jaadka ha iska ahaadee. Markaan dan lagama lahee Soomaalidiisa soo dhaweysatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 12, 2022 On 8/8/2022 at 9:41 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: On 7/24/2022 at 3:35 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Ugaandha Kiinya (again) Itoobiya Sacuudiga Qadar Suudaan Burundi Updated list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 13, 2022 Caleemasaarka ayaa daqiiqo yar fiirsaday. Waxaa ka arkaaye Xasan Sh. oo meesha ugu shishe ee bidix la fadhiisiyey, dalalkii aan dariska la ahayn Kiikuuyaland ayaa dhexda la wada fadhiisiyey. Maxaa la bahdilay dad isbahdilay. Warbaahinta Kiikuuyada magaciisa maba soo qaadeyso asagoo habeenkii xalay iska sii xaadiriyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 14, 2022 This more than obsession. On TV he was sitting next to Samia of Tanzania. Would that make you happier? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 14, 2022 The stadium announcer called him Farmaajo. And yes he was belittled. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 14, 2022 Waa runtaa, Dhagaxtuur. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 15, 2022 On 9/14/2022 at 2:37 AM, Dhagax-Tuur said: The stadium announcer called him Farmaajo. And yes he was belittled. Actually, that's disrespectful to all Somalis. I might not agree with HSM but he still represents Somalia and should be afforded his due respect as the head of a state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 15, 2022 41 minutes ago, Che -Guevara said: Actually, that's disrespectful to all Somalis. Yes, it's disgraceful to us all. But to be honest, this is HSM's doing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 15, 2022 Xasan Sh. Abiy Axmed si xad dhaaf ah iskugu dayey inuu kula kulmo Nayroobi. Waa laga diiday. Haddana 'salaan kaala dhaafi' ayuu Adisababa ugu duulay, waa loo gambiyey oo Abiy Axmed Jabuuti iska aaday. Hadda Mareykanka gaaray. Ninkaan bahdilka ma dhibsado oo ceeb ma qabato miyaa? Ma'oga miyaa bahdilkiisa waa Soomaali bahdilkeeda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 16, 2022 Quote Ninkaan bahdilka ma dhibsado oo ceeb ma qabato miyaa? Maya. Quote Share this post Link to post Share on other sites