Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 24, 2022 Sii soco, soo soco, here comes Masar: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 24, 2022 On 7/16/2022 at 7:07 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Tansaaniya Masar Itoobiya Ugaandha Sacuudiga Qadar Suudaan Burundi Updated list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 25, 2022 Saudi Arabia is next Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 25, 2022 The benefits of his trips cancel each other. This time around in the world, it is not anything like before so this is a zero-sum game. It is all about personal business gains for him. He does not understand the fundamental change that happened in the world over the last three years. You can not tell Somalilanders that Britain is longer a powerful country. This guy does not understand there is no money. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted July 25, 2022 Oh my god, this man is out of control. I thought this thread was a joke when I first saw it but I now realize Culusoow is treating the presidency like to a kid who found a pile of candy. Shameful. He needs to focus on what is happening in the country and stop enjoying useless foreign trips. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 25, 2022 1 hour ago, Holac said: Shameful Lama cantuugo ahaa! HSM is the right man to finish off Somalia for good. Or at least, kick the ball rolling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted July 25, 2022 Madaxtooyada Soomaaliya oo qarisay qodobkii ugu cuslaa ee ka wada hadleen Xasan sheekh iyo Siisi. WWW.JOWHAR.COM July 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana... Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana ay soo bandhigeen khatarta ay leedahay siyaasadda halka dhinac marka la fulinayo mashaariicda wabiyada isaga gudba xuduudaha villa somalia arintaan way qarisay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 25, 2022 59 minutes ago, Qurac&qansax said: Madaxtooyada Soomaaliya oo qarisay qodobkii ugu cuslaa ee ka wada hadleen Xasan sheekh iyo Siisi. WWW.JOWHAR.COM July 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana... Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana ay soo bandhigeen khatarta ay leedahay siyaasadda halka dhinac marka la fulinayo mashaariicda wabiyada isaga gudba xuduudaha villa somalia arintaan way qarisay And who owns Jowhar site ma taqaan? Cabdicasiis Goofyare, one of the ardent anti-last dowlad and one of the hardcore supporters of Xasan Sh. Jago afhayeen uu waaye filaa. Many extremist Moooryaanta Baraha Bulshada (MBB) are shocked by the actions Xasan Sh. is aimlessly taking, including C/qaadir Booska and C/llaahi Balwaan. Here is Balwaan dude criticizing his endless trips and qarsoodi deals: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 25, 2022 U madax dhig shisheeye iyo Xasan Sh. maxaa kala heysto. Maanta Masar: Shalay Kiikuuyoland: Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 26, 2022 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: U madax dhig shisheeye iyo Xasan Sh. maxaa kala heysto. Maanta Masar: Shalay Kiikuuyoland: Toosi Luquntaada, war xagee lagu gumeeystey ninkan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 31, 2022 Bahdilaad cusub: Afhayeenkii Xasan Sh. beeniyey hadalkii C/fitaax Siisi ayaa lagu qasbay inuu hadalkiisa hore uu shirka jaraa'idka ka yiri beeniyo caddaadis ka yimid dowladda Masar ka dib. What a weak so-called leader Xasan Sh. is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 3, 2022 Here we go, sii soco, soo soco restarts after a short break oo gole wasiirro lagu mashquulsanaa. Dalxiisnimo oo dib u bilowday: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku wajahan dalka Uganda Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadka soo socda ku wajahan magaalada Kampala ee dalka Uganda. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Shabelle u sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisa ay Muqdisho ka amba-bixi doonaan 8 bishaan aynu ku jirno ee August. Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa la xiriira hagaajinta xiriirka labada dal, isaga oo sidoo kale wadahadallo la yeelan doono dhiggiisa dalkaasi. Madaxweynaha ayaa sidoo kale la kulmi doono jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u jooga caasimadda Kampala ee dalka Uganda. Booqashada madaxweynaha oo noqoneysi tiisii 8-aad, tan iyo markii dib loo doortay ayaa ku soo aadeyso, ayada oo haatan la magacaabay golaha wasiirada Soomaaliya. Shabeelletv Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 8, 2022 Here we go again Madaxweyne Xasan oo u baxay safarkii 8-aad ee dibadeed Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxay wadanka Uganda, waxaana madaxweynaha iyo wafdigiisa garoonka Aadan Cadde ku sii sagootiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe. Booqashada madaxweynaha oo ah mid rasmi ah ayaa ku timid casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi Yoweri Museveni, waxayna qaadan doontaa muddo saddex cisho ah. Villa Soomaaliya oo ka warbixisay safarka madaxweynaha ayaa shaacisay in Soomaaliya iyo Uganda ay ka wada-hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amniga. “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho saddex maalmood ah ay uga bilaabanayso dalkaas ayaa waxa ay ka wada hadli doonaan Madaxweyne Yoweri Museveni xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dowladood iyo sare u qaadidda iskaashiga dhinaca ammaanka,” ayaa lagu yiri warka qoraal ah ee ka soo baxay Villa Soomaaliya. Sidoo kale madaxweynaha ayaa inta uu joogo magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ka qeyb gali doono madasha dhaqaalaha Soomaaliya iyo Uganda oo dalkaas ka furmi doonta, ayada oo ganacsatada iyo khubarada dhaqaale ee labada dal ay gorfeyn doonaan iskaashiga ganacsiga, maalgashiga iyo sidoo kale kobaca wax soo saarka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale qaabili doono jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata gudaha dalkaasi, gaar ahaan magaalada Kampala. Uganda ayaa noqotay dalkii 8-aad ee uu booqdo madaxweyne Xasan Sheekh tan iyo markii la doortay 15 May kadib Imaaraadka, Turkiga, Eritrea, Kenya, Jabuuti, Tanzania iyo Masar. Dhammaan dalalkaas ayaa muhiim u ah Soomaaliya, waxana isugu jiraan kuwo deris la ah sida Kenya, kuwa ay Soomaaliya ciidanka ka joogaan iyo kuwa xiriir taariikhi ah oo ganacsi ama diblomaasi la leh Soomaaliya, waxayna Uganda qeyb kasoo galeysaa muhiimaddaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites