Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 14, 2022 Does this new president think he is earning air miles with his frequent flying in the last several weeks? Within a month, he flew to Imaaraadka (four days), to Turkiga (another four and half days), to Eritareeya (four days) and now to Kiikuuyo land, which will probably will take another five days. He does not need to go to Kiinya since a new president will be elected in next month. War yaala taliyo ninkaan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan dalka Kenya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah socdaalkiisii ugu horreeyay tan iyo markii la doortay ku tagaya dalka Kenya, halkaas oo booqasho labo cisho ah ku joogi doono. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmi doona madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo la filayo inay kawada hadlaan arrimo ku saabsan dib ufurida ganacsiga labada dal iyo xuduudaha. Dowladda Kenya ayaa horay u sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu tegi doono Magaalada Nairobi, islamarkaana heshiis ku saabsan dib u fasixida khaadka (jaadka) uu la saxiixan doono Uhuru Kenyata. Safarkan uu Xasan Sheikh ku tagayo Magaalada Nairobi ayaa noqonaya kii afaraad oo dibadda ah tan iyo markii Madaxweynaha loo doortay bishii May ee sannadkan. Tegitaankiisa Madaxweynaha Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ayaa bilow u noqoneysa dib u soo nooleynta xiriirkii Soomaaliya iyo Kenya oo labadii sano ee u dambeeyay mugdi ku jiray intii uu xilka hayay madaxweyne Farmaajo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted July 14, 2022 HSM waa ka baqqday booqashadii Nairobi ee Maantay, sababtoo ah 1. Uhuru oo Nairobi ka maqan 2. Madaxweeynaha Guinea-Bissau Umaro Sissoco Embaló oo isna beri imaanaya si uu Uhuru ula kulmmo HSM wixiisu iska soo dhac bay aheed, iyo salaantaan kula dhaafi wayay. That is the difference between qof qurbada ka yimid iyo qof wadanka joogay, HSM was always local will always think like a local. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted July 15, 2022 I remember Shariif Ahmed going to Kampala, Uganda and staying 8 days , just like homeless person taking advantage of the hotels and the foreign hospitality. Normal leaders do visit and return after concluding their business in 48 hours. No one knows what HSM did four days in UAE. Also, what could he accomplish in Kenya were elections are within weeks? Yet, tomorrow will be two months since his election and no cabinet in sight. DAdkan in hawliba U taalo ma moodayaan. Waa dhibka qoloqol jooga Aduunka ma fami karaan. Waar naga fashiiso oo dawlada soo dhameystir. He should be working yesterday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 15, 2022 The epitome of colossal fck up. Why would you even bother publicising before you know for sure? Who's running this mad house? Calasow? I saw solitary Somalia flags about the JKIA area yesterday. And like many others in here said, what's the point visiting a country of a president that has less than 30 days left of his term? Maybe it's the grand thought of president HSM at work: Somali heshiis ah (not), dunidana heshiis la ah'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 15, 2022 54 minutes ago, galbeedi said: DAdkan in hawliba U taalo ma moodayaan Waar meesha lagama shaqeeyo. It is a race between looters. Winner is the one that loots most (nin balaayo). I saw la taliyaha Qaranka on a pick up truck being held up at the gates of the airport (garrison), being frisked by AU soldiers. Dadkaan ceeb waxba lama aha. They're conditioned in the situation They're in. Nothing short of Kacaan will change this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted July 15, 2022 HSM gone to Kenya, Ethopia, Jabuuti and Masr. Hamsa is going to ask the parliament to delay the Cabinet naming because HSM want it after he comes back and muujiyana awooda Madaxweynaha and Hamsa so far is complaint HSM wish for a weak primister and Stronger President, we will see how long it will continue. Hamsa is ba reer buu ka dhashay. Rooble, markuu uu qabsaday was very obedience to farmaajo until his reer ay ku dhaheen war nacas yahoow cadkaaga goose. Hamsa will soon come to that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 15, 2022 Wuu ka degay Nayroobi. What a waste of resources, time and money. A lame duck madaxweyne Kiikuuyo gabalkiisa ka sii dhacaayo ayuu dhoolacadeyn ula tagaayaa, daroogana dadkiisa ugu keenaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 15, 2022 Cunug socodka la baraaya miyaa oo daadah la ciyaarsiinaayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 15, 2022 Another MOU oo naloo qariye ah. Xasan Sh. wuxuu Kiikuuyada u saxiixay inay malaayga iyo kheyraadka kale badda kaga helo ee Soomaaliya keeni karaan. Waa loo qariyey oo vice versa loogu qoray. Alloow alle, meel badow maamulo. Xadbeenaadkiina waa xiranyahay. Xasan Sh. xujo ugu dhigi karay in la furo, but no. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 15, 2022 Galbeedi, I think it was more than 4 days in UAE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted July 15, 2022 the interest of Somalia was not served on this MOU, another mis opportunity. What do we gain for, nothing. HSM could have demanded, Kenya to safe-guide the sovereignty and integrity of Somalia and not to give shelter any one organisation that deemed to effect that (toos u taabanaysa safarada somaliland ee kenya and so on). what a weak leader. HSM is the HSM of the old + Wuxuu farmaajo ka bartay ee yaan lagaa badin ahaa. He allowed Uhuru to write every point in the MOU and HSM job was to sign it. This is one of the test i was waiting how HSM is going to deal the humuliationkii lagu sameeyay ee somaliland lagu casumay international conference which forced his own ambassador to walkout, i was waiting to use that as a bargaining chip, but he did not. What a waste full of space, garbahana ugu jiraan M00ryaantii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 15, 2022 40 minutes ago, Qurac&qansax said: HSM could have demanded, Kenya to safe-guide the sovereignty and integrity of Somalia and not to give shelter any one organisation that deemed to effect that (toos u taabanaysa safarada somaliland ee kenya and so on). what a weak Good point Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 15, 2022 Unbelievable, walaahi Uhuru not meeting him at airport shows how this trip was trivial, and Uhuru has other important things to do, lead and manage his country, which in fact even if uhuru is away FOR MONTHS , will function properly as they have well functioning system in place. Bal dib u fiiri Somalia, dhoohane HSM, qabyo, civil war, shabaab, drought, new government, etc, he has so much work to do, and yet he doesn't not see it War Somali ayaan daranaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted July 15, 2022 9 minutes ago, maakhiri1 said: Unbelievable, walaahi Uhuru not meeting him at airport shows how this trip was trivial, and Uhuru has other important things to do, lead and manage his country, which in fact even if uhuru is away FOR MONTHS , will function properly as they have well functioning system in place. Bal dib u fiiri Somalia, dhoohane HSM, qabyo, civil war, shabaab, drought, new government, etc, he has so much work to do, and yet he doesn't not see it War Somali ayaan daranaa Did Uhuru meet Farmaajo at the airport? Quote Share this post Link to post Share on other sites