Sign in to follow this  
Deeq A.

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Buuni oo war Xasaasiya oo uu shaaciyey Haddana beeniyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Buuni oo war Xasaasiya oo uu baahiyey Haddana beeniyey

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa ah qofkii ugu horreeyay ee dadka u sheegay warka beenta ah ee sheegayay geerida Sheekh Aadan Siiro, sidoo kalena Buuni waxa uu noqday qofkii ugu horreeyay ee dafira in uu qoray warkan.

May be an image of 2 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this