Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska 9 Xubnood oo Xukumada & Xisbiyada Mucaaradku u xusheen Shirka Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   
Shirka u dhexeeya Xukuumadda iyo Xisbiyadda waxaa ka qaybgalaaya 9 xubnood oo xisbiyadda ka socda iyo labada gudoomiye ee Baarlamaanka S/land.

Kulmiye

1.Maxamed kaahin Axmed
2.Cabdicasiis Samaalle
3. Axmed Cabdi dheere.

Waddani

1. CabdiraxmaanMaxamed Cabdilahi Cirro
2.Xirsi Cali Xaaji Xassan
3.Cabdiqaadir Ismaciil Jirde.

Ucid

1.ibraahim Cabdi xusseen.
2.Yusuf kayse Cabdilaahi.
3.Ismaciil Maxamed Jaamac(Guulane).
Labada Gudomiye Baarlamaan
Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo
Saleebaan maxamuud Aadan.
Shirka ayaa la filayaa inuu ku qabsoomo meel Qasriga Madaxtooyadda ka baxsan.
cirro.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this