Sign in to follow this  
Deeq A.

Hindisaha Deyn-Cafinta Ee (HIPC) Soomaaliya Ma U Keeni Kara Xasilooni Waarta Ee Dhanka Deynta Ah?

Recommended Posts

Deeq A.   

Horaantii 1980-kii marka ay bilaabatay dhibaatada deynta(Debt Crisis), dalal badan oo faqri ah isla markaasna ah kuwa aadka u deymeysan(HIPC), waxaa ku adkaatay in ay bixiyaan deynt looga leeyahay dibada. Dallaka saboolka ah ee aadka u deymeysan(HIPCS) intooda badan waxa ay ka koobanyihiin dalalka Afrika kuwooda ka hooseeya saxaraha. In ay ku cuslaato bixitaanka deynta lagu leeyahay waxaa sabab u ahaa dhow shey oo isbiirsaday.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this