Sign in to follow this  
Deeq A.

“Mar haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu sii habsamaa Ma Jirto…” Yuusuf Kayse

Recommended Posts

Deeq A.   

Mar haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu sii habsamaa Ma Jirto

Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta Iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah ay sii wadaan, taasina Maaha  Mid Anfacaysa Shacbiga JSL iyo Taageerayaasha Xisbiyadda Mucaaradka

Waayo Dalku Xaalad adag oo Nololeed ayuu Marayaa oo Shacbigu la il-daran yihiin Duruufo Dhaqaale Xumo Sida Sixir-barar,Shaqo la’aan iyo Busaarad keentay in Sadexda Wakhti aan Laba wakhti oo ka mid ah waxba dabka loo Saarin, Cidii Masuuliyadaasi haysayna Waa kuwaa aynu arkayno Tamartooda iyo Masuuliyadooda.

W/Q Xoghayaha Warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdillaahi

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this