Aaliyyah Posted July 28, 2008 walaal salaanta islaamka wa ka qaadnay, ka bacdina kusoo dhowoow SOL.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
qundur Posted July 28, 2008 Asalaamu calaykum Aaaliyah Jazaakillahu khayran Dabshid shukran adna JB shukran ninka ku caarooda salaamta lol Gubtaanyo geed layidhaa baan ku aqaanay somaliya hadii lagu taaabsiiyo Lagu Guban hadii lagu taabsiiyo Qofku Cabaadayo..... Dabshid ma jaakirin ee dadka waan salaamay jaakiraad=aamusid vocabullary badan baa u baahan in lagaa saxo lol Jazakumullaahu khayran all reer SOL inta caarada hayso caano Geel wa inaan siinaa way ka saaraysaaye Asalaamu calaykum wr wbt Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 28, 2008 Asxaabta waxan ahay nin Cusube see layahay waa nabad oo waa khayr,alxamdulilah Alle wuu inoo gargaaray, adu see tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 29, 2008 Waa nabadee maxaad sheegtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
qundur Posted July 29, 2008 alxamdulilah khayr iyo bash bash baan anna sheegay Thnksss Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 30, 2008 Originally posted by qundur: alxamdulilah khayr iyo bash bash baan anna sheegay Thnksss Couldnt you be more boring adeer? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted August 3, 2008 ^loool Ma khayr iyo bash bash ka inan ku sheegay ayaa boring ah, adiguna barako iyo barwaaqo u sheeg boringku ha yaraadee loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 4, 2008 Bashbash, badhaadhe, khayr, barwaaqo, jamjam, nimco, raxmaad iyo birriqaadhuus weeye ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted August 4, 2008 Originally posted by Xidigo*: ^loool Ma khayr iyo bash bash ka inan ku sheegay ayaa boring ah, adiguna barako iyo barwaaqo u sheeg boringku ha yaraadee loool L0L,Walaal Xidigo,bal horta ii waran adu? Miyaad raydaa? I hope inaad khayreysid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted August 5, 2008 ^ Boowe, Huuno waa kuu roonahay adi ma faydaa? Waxa aan wadeen, wadeen Isla waayi jirey waa, Ayaamahaaga oo wacan Wakhtigeyga oo san.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 5, 2008 ^ Gaabo, nafta ka waran bal? Asxaabta waxan ahay nin Cusube see layahay Waa la faayaa. Iska waran adiga? Ma waxaa tahay carmal mise xaas? salaanta badan naga yaree hada, waa boring baa tahay lagu yiri.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted August 6, 2008 ^^Naa waan kuu ronehee masoo nabad noqotay alhamdulilaa. Haye maxaad keentay bal warka ii dil dilaaci. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted August 8, 2008 Originally posted by Xidigo*: ^ Boowe, Huuno waa kuu roonahay adi ma faydaa? Waxa aan wadeen, wadeen Isla waayi jirey waa, Ayaamahaaga oo wacan Wakhtigeyga oo san.... Bowe iyo Huuno in one line?? L0L. You know,during my sujuu days(shimee aheed waxaas hee?),I used to find that line somewhat funny. These days,I even use it. Nephy,Walaal,Boring wuu dhaafay xarifkaan. Meesha "statement" baa lagu soo galaa,xee tahay salantaan tarawixiga ah? Ina abti,sual? are you from South Africa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
qundur Posted August 8, 2008 Cirku waa daruuraynayaa, gooruu di’i yaa og,Waa la ii dardaar warinayaa, darajaday yaa og,Anigiyo faarax brown midkii borring ah yaa og ....lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 9, 2008 Anigaa og ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites