Sign in to follow this  
Deeq A.

Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya oo u dabaal dagay sanad guuradoodii 10-aad

Recommended Posts

Deeq A.   

Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya, oo u dabaal dagay sanad guuradiisii 10-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda, ayaa sheegay in intii ay ku sugnaayeen Soomaaliya ay wax ka qabteen xeebaha Soomaaliya.

EUCAP ayaa sheegtay in ay doorwayn ka qaadatay tayeynta iyo tababaridda ciidamada Badda Soomaaliya, kuwaas oo ay ka saaciday sidii loo sugi lahaa amniga xeebaha Soomaaliya.

Hoos ka akhriso dhambaalka dabaal dagga sanad guuradii 10-aad ee Hawlgalka Tayeynta Midawga Yurub ee Soomaaliya

WhatsApp-Image-2022-07-12-at-2.52.01-PM. WhatsApp-Image-2022-07-12-at-2.52.00-PM.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this