Sign in to follow this  
Deeq A.

Degmada Jalalaqsi oo maamul cusub loo magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka arrimaha gudaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamul gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, ayaa wareegta ka soo baxday xafiiskiisa ku sheegay in guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen uu u magacaabay degmada Jalalaqsi.

Nuur Maxamed Muuse, ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, halka guddoomiye ku-xigeen loo magacaabay Cabdi Cabdullahi Xasan.

WhatsApp-Image-2022-07-12-at-2.52.02-PM.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this