Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaray M/weyne Muuse Biixi & Siyaasiyiinta Urur-doonka Somaliland Qaarkood

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaray M/weyne Muuse Biixi & Siyaasiyiinta Urur-doonka Somaliland Qaarkood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.
293255199_597776741708567_24843955950959
293433626_597776691708572_65816976153460
293325453_597776801708561_10504529204939
9-1024x540.jpg
4-1024x562.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this