Sign in to follow this  
Deeq A.

Markaad ka talaabsato Sharciga ee aad aaminto Nolosha Qasriga Madaxtooyadu inay tahay Hadiyad aad leedahay,Umadana aad Haraad & Gaajo bado Filo inay kaa xoreeyaan noloshooda….Siyaasi Dhamme

Recommended Posts

Deeq A.   

Markaad ka talaabsato Sharciga ee aad aaminto Nolosha Qasriga Madaxtooyadu inay tahay Hadiyad aad leedahay,Umadana aad Haraad & Gaajo bado Filo inay kaa xoreeyaan noloshooda.

dhamme-e1654686776585.jpg
Marka aad ka tallaabsato sharciga ee aad aaminto nolosha Qasriga Madaxtooyadu in ay tahay hadyad aad leedahay ee aanad qirsanayn in masuuliyadda shacabku ku saarantahay ee aad umaddaada harraad iyo gaajo baddo waa qasab in ay kaa xoreeyaan noloshooda. Madaxweyne kasta oo aan lahayn damiir waxa waajib ah in laga badbaadiyo shacabka oo sidan sharafta looga qaado!
292816253_5355418281184347_1342957733877
292928463_5355418671184308_1188351446799
292982855_5355418381184337_6562959177418
293029621_5355418497850992_2368638440887

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this