Deeq A. Posted July 9, 2022 Guud ahaan Ummadda Islaamka ee ku kala sugan daafaha caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa. Maanta oo ah maalinka Tobonaad ee Bisha Carafo ayaa guud ahaan Muslimiinta ay u tahay maalin ay gudanayaan mid kamid ah munaasabada Islaamka. Dad badan oo muslimiin ah ayaa subaxa hore ee maanta isugu yimid Masaajidada iyo Garoomadda waa weyn, si ay u tukadaan Salaada Ciidul Adxaa. PUNTLAND POST The post Dunida Islaamka oo maanta laga iidayo ciidda Carrafo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites