Deeq A. Posted July 8, 2022 Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ka tirsan baarlamaanka Finland ayaa noqday Ergayga dawlada Finland ee Geeska Afrika. Suldaan waxaa uu ka soo jeeda Somaliland. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites