Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiriirka ganacsi ee dhaxmaray Soomaaliya iyo Turkiga 10`kii sano ee ugu dambeysay (2011-2020).

Recommended Posts

Deeq A.   

Safaarada Turkıga ee Mogadishu waxaa la furay 1979`kii, lkn 1991 dagaal sokeeye oo ka dhacay Soomaaliya awadeed ayaa albabada la isugu dhuftay. Sanadii 2011`ka abaaro xoogan oo ku dhuftay Soomaaliya darteed ayuu Turkigu gudaha u soo galay marlabaad asigoo kaalmo gargaar u wado shacabka Soomaalida oo markaas abaar xun la daalaa dhacayay. Cawinaadaas waxa ay ku kaceysay lacag dhan 201 Milyan Dolar.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this