Ibtisam Posted January 25, 2006 A salafiyah; i was talking to the person above you, as for what you wrote i can't read somali so i have no idea. sorry cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted January 25, 2006 Originally posted by As-salafiya: quote:Originally posted by Sharmarkee: Don't you heard; Waayo Waxaa caynba cayn looga dhigay hays cajabiyaane! Booodhari Very true! Boodhari wuxuu intaa ka horeeysiiyay: Caashaqa haween waa hora Caadil soo rogaye Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye. Caruurtay sideen meesha iyo ciise nabigiiye Cidla lagama Beermeen dadkoo cuud waaxida e Waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene. Soomaalida caado xume iguma caydeene Oo ima canaanateen sidaan cuud ka iibsadaye Kuwii ii calaacalayey baan camal tusaalayne Sida weelka caanaha hadii laabta loo culayo Bal aan soo cidaadee maxaa cunaha dhaafaaya Curuuqda maxa kale dhex geli cadaha hoostood Ma cidaamkanaan jabinayaa cunaya dhuuxooda Inaane cadaydo mooyee waxaan calasho lay diidye. Caqliga yaa ka biin tuu Illaah ku cir-cadeeyey. Mugga inaan caddaadaan ka biqi canab daraadede Cududuhu ma naaxaan haddaan caafimaad jirine Casharkay wadaadu qoreen cudurkan goyn waaye Cilmi iyo daawaba doontay oo waayey cilinkiiye. Inaan kaa calool go'ay naftay caymisoo ogiye Jeero aan canabey ku helo caafimaad dhimaye Inaan cad noqdaa baa ka roon caawa saan ahaye Illayn caashaq lama maydhi karo kugu cirrooloobay. I don't think inay jirto dumar sidaa jaceyl uga hadashay Salaam As-salafiya Anaigu waxaan u aqaana wa Psychological Wooing waxay dumarku wadaan, way ogyihiin in this world goes merry round for them, without them تتعطل Ø§Ù„Ù…ØµØ§Ù„Ø ÙˆØ§Ù„Ù‚ÙŠÙ… kaa daran markay ku ogaadaan inaad jeceshahay weeyaan beladu markay dhacayso - this is Imam Shafici(RC) in his famous diwaan: Ùˆ من البّليّه أن تØب Ùˆ لا ÙŠØبك من تØبه ويصدّ عنك بوجهه ÙˆØªÙ„Ø Ø£Ù†Øª Ùلا تغبه hadii la xisaabtamo aygaa ayaa daalac loo raacayaa - janaday naga so saareen yaa dib noo gu celiya oo Ilaahay yaqaaan. Waan ka baxay Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 25, 2006 ^^War qoftu (As-salafiya that is) waa dumar e isjir . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted January 25, 2006 ^^ Good Xiin, mala waan ku jira? Allah Karim, daacadnimada Ragga, see aren't we so honest! - masakiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 25, 2006 ^rag,honest? Ka daa bahasha saaxib. Labadu waa horey kala dideen Been weeye ragbaa jacayl u dhintoo Waa bilicda haweenka biise Magool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted January 25, 2006 ^^ Xaal waxaan ahayn la qaadi maayo Blessed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
S.O.S Posted January 25, 2006 Assalaamu calaykum, Gabaygan waxaan waxaan u' soo koobiyeeyey rag aan yara tuhmayo sida wadaad "Xiin" iyo odayaasha la goob-joogga ahba! (Abdullahi Macalim Dhoodaan) JACBURKII DHOODAAN War horta ninyahaw anigu waan jeclaadaye Gabadhbaan jeclahay oo i jecel, mana jeclaadeene Haddii ay i jeclaatana ma rabo inaan jeclaadaaye Ninkii ay jeclaatana la waa inuu jeclaadaaye Kii aan jeclayn waa iyadu inay jeclaataaye Jacaylkagya iyo keedu waa laba jeclaadoone Gabadh jinaha dhuudhuuban waa inaan jeclaadaaye Tu naasuhu janjeedhaan waa inaan jeclaadaaye Middii jeer la moodoo dhan waa inaan jeclaadaaye Garoobtii i soo jiidha waa inaan jeclaadaaye Islaan baradho jiidaysa waa inaan jeclaadaaye Duqdii jaadka gadaneysay waa inaan jeclaadaaye Habar jeenyo buurbuuran waa inaan jeclaadaaye Wadaaddaanse jeclaadee dharraar macawsta i siisay Gurigeeda waagaan tegee ay shaaha ii karisay Haasawaheedii kolkuu sooba madhan waayey Feedhka iyo tantoomada sideer uguma boobeene Kolkay qaad i siinweydey ayuu mawdku ka adeegay. Ninkii dumar jeclaadaase wuu yara ammaantaaye Adna waxaaban kuu soo fekeray hadallo dhaadheere Midabka iyo quruxdaadan ayaan yarahe faalleyne Gabadhyahay casaantaadu waa dhuxullo meygaage Afkaagana madowgiisu waa nuuraddoo kale e Sidaa aawadeed baan jacayl kuugu soo kacaye Guurna waaban kaa doonaya sidaa dharraatiiye Timahaygu siday yihiin eed cirrada moodo Duqdnimiyo gabow igama aha oo wayska dhalankaye Adiguna carruurbaad tihiyo sida dhallaankiiye Isku qayrna waa nahay anuun baa laba Gu! kaa weeyne Sanadkii Daraawiishtii baan dhoocillo ahayne Dhallinyaro inaan nahay dadkuba waa ogsoonyahaye Inan iyo barbaar baan nahaye waan lagaranayne Raggaa kale juuq ha u odhan aniga mooyaane Kii kula hadlana waa inaan feedh ka badiyaaye Haddii layga kaa dhaco waxbaan sahayan doonaaye Dameer dhagaxa waa inaan gurtoo qaylo kiciyaaye Naagtana ka iga qaada waa inaan ka dhuuntaaye Ninuu ciil lafaha buuxiyoo dibinta ruugaaya Oo luqanta hoogaamiyo gegi xarriiqaaya Haddii kii xumaantaa ku falay weliba maad maagtid Sidii laba digaag sow ilkaa layska cuni maayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
haldhaa Posted January 25, 2006 Salaam As-salafiya Anaigu waxaan u aqaana wa Psychological Wooing waxay dumarku wadaan, way ogyihiin in this world goes merry round for them, without them تتعطل Ø§Ù„Ù…ØµØ§Ù„Ø ÙˆØ§Ù„Ù‚ÙŠÙ… kaa daran markay ku ogaadaan inaad jeceshahay weeyaan beladu markay dhacayso - this is Imam Shafici(RC) in his famous diwaan: Ùˆ من البّليّه أن تØب Ùˆ لا ÙŠØبك من تØبه ويصدّ عنك بوجهه ÙˆØªÙ„Ø Ø£Ù†Øª Ùلا تغبه hadii la xisaabtamo aygaa ayaa daalac loo raacayaa - janaday naga so saareen yaa dib noo gu celiya oo Ilaahay yaqaaan. Waan ka baxay -------------------- أللهم تتباع برّك، واتصلّ خيرّك، وكمل عطاءوك، وتمت نواÙلك، وبرّ قسمك،ولاألهه غيرك Walaal Sharmarkee you sayd exactly the opposit beladu waxeey joogtaa markeey ragu ogaadaan in la jecelyahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 25, 2006 Originally posted by Sharmarkee: ^^ Xaal waxaan ahayn la qaadi maayo Blessed! Dee marak hore disprove the theory. Waxay kan yaree gaajada ahi? Xaalbuu markiiba la soo boodey. Hehe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 25, 2006 ^Ma la hubaa, yaa Naciimah? When the fog of love disperses, if compassion and humanity don’t take its place, that relationship, regardless of how lovely it’d been, destines to fail. Though men find irresistible, and some times are overwhelmed by the sheer presence of women, that vanishes as the mingling hits the bottom. What needs to endure, or rather should endure, is the care and kindness of women, and thoughtfulness and consideration of men. When those qualities are combined, they produce wonders that only those devoid of imagination fail to see. So think deep, my respected sister (haldhaa that is), as your inquiry whether men fall in love suggested naiveté. Though I would not like to be the bearer of bad news, but to be after a long lasting love is to chase your tale. Look for a relationship, instead, that has most ingredients of stability, my sister. Marriage is a package; hence accept it as such. It would be a pure triviality to reduce it to a few kisses and sexual spurs. I am not loosing my poise if I wonder out load when would some grown up women stop shopping in the teens section, and begin to act and think like a mature women they supposed to be. Caku hadba mid xiimaysaa kusoo geleysa! lol@S.O.S and his jacbur: Sidii laba digaag sow ilkaa layska cuni maayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 25, 2006 ^Xiin My father once told me, gabadh kun nin ayaa cashaq u sheegta, mid qudha ayuu runkatahay. He reworked that maahmaah. In my experience, there were many that claimed jacayl but were only interested in how my skirt fit. But only one, whose words actions and intentions were pure. I'm no way denying of something that is. But often the concept is misused and men should be held to account. I'm not at all surprised that young sisters ask such questions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 25, 2006 ^^Blessed, Your father aad buu kuu bajiyey dee . But he was right to warn you then. You see, anigu jacayl-kaan ay wad-wadaan waaba ku xajiimoodaa. You either want her or not, damit :mad: . Maantoo dhan waan ku jeclahay, iyo hii iyo haa, uun bay gurayaan . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 25, 2006 u guys make me laugh. old farts that u all are Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 25, 2006 ^^Mature we may be, but old farts we are not. And one more thing, good ibtisam, be warned as Xiin may not be that toothless senile you might have imagined he is. Weli ilkahaygii waa igu yaallaan ee isjir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 25, 2006 maturity and old age come hand in hand ^^^loool paranoia is part of old age. i have made no assumptions of anyones age. just an "expression" which you read too much into. i can't read Somali so i have no idea the last part. possibly just saying bye i guess. cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites