Deeq A. Posted July 7, 2022 Heshiisyo ay Wadagaleen Itoobiya & Somaliland Somaliland iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in qiimaha Qaadka iyo khudaarta oo dhawaan Ethiopia cashuurta ku kordhisay marka ay Somaliland u soo gudbayaan lagu celiyo halkoodii hore. Guddi farsamo ayaa loo magacabay arrintaasi si aanay mar dambe u dhicin. Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii dhawaan Ganacsatada Qaadka Somaliland ku dhawaaqeen in ay joojinayaan Qaadka Ethiopia. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites