Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxdhaqameedka Beesha Habarjeclo oo go’aan ka gaadhay Martiqaadkii Madaxweynuhu u diray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxdhaqameedka Beesha East Burco Clan oo go’aan ka gaadhay Martiqaadkii Madaxweynuhu u diray.

mb.png

Madaxdhaqameedkii shalay la kulmay Wasiirada beesha East Burco Clan ee Wasiiradu u sheegen inay ka soo tashanayaan kulan casuumad ah oo Madaxweynaha Somaliland u soo diray ayaa caawa ka shiray martiqaadkaasi.
Madaxdhaqameedka ayaa ku kala qayb samay aqbaalada martiqaadka madaxweynaha sida ila xog ogaal ahi ii xaqiijiyeen goor dhawayd markii kulankaasi soo dhamaaday.
Suldaan Maxamuud Guuleed oo shir gudoominayay shirkan caawa ayaa markii la isku khilaafay kulanka Madaxweynaha go’aamiyay in sidaasi lagu baajiyo oo Madaxdhaqameedka Beesha habarjelana ay ka baaqdaan guud ahaan la kulanka Madaxweynuhu ka dalbaday.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this