Sign in to follow this  
Deeq A.

Markabkii labaad oo lagu wado in uu shidaal keeno dekedda Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Markab weyn oo shidaal sida ayaa lagu wadaa in uu maanta ku soo xirto dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Waa markabkii labaad oo shidaal keenaya dekedda Boosaaso waxaana ka horreeyay mid soo xirtay 1-dii bishan July 2022.

Qiimaha shidaalka ayaa muddooyinkii danbe sare u kac ballaaran laga dareemayay gudaha Puntland taas oo la filayo in isbeddel ku yimaado haddii shidaal badan suuqa soo galo.

PUNTLAND POST

The post Markabkii labaad oo lagu wado in uu shidaal keeno dekedda Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this