Sign in to follow this  
Deeq A.

Degaan ka tirsan Puntland oo qarka u saaran in uu xabaalmo kadib markii bacaad qariyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Dhinowda.jpg?resize=720%2C408&ssl=1

Degaanka lagu magacaabo Dhinowda oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa qarka u saaran in uu xabaalmo kadib markii bacaad qariyay.

Dabaysha xagaaga oo si xooggan uga dhacaysa halkaas ayaa uga sii dartay xaaladda degaankaas uu bacaadku qariyay.

Abaarta iyo biya la’aanta ka jirta degaanka ayaa sidoo kale u dheer dabaysha xagaaga iyo bacaadka qariyay guryaha.

PUNTLAND POST

The post Degaan ka tirsan Puntland oo qarka u saaran in uu xabaalmo kadib markii bacaad qariyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this