Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiyiinta Xisbiyadda Mucaaradka S/land iyo saxafiyiin Ku xidhnaa xabsiga Mandheera oo la sii daayey.

Recommended Posts

Deeq A.   
Siyaasiyiintii Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland iyo saxafiyiintii Ku xidhnaa xabsiga Mandheera oo la sii daayey.
Anagu waxaanu aheyn la haystayaal ee maanu aheyn dambiilayaal kuwa na soo furtayna way mahadsan yihiin”
..” Siyaasi Cabdilaahi Cukuse
May be an image of 12 people, people standing and outdoors
Saldhiga dhexe waxaa nagula xidhnaa nin saldhiga dhexe hor-maray, oo askari Santari ah salamaay oo ku yidhi “Asalaamu Calaykum”.
Dabeetana lagu xidhay, sadex bilood ayuu ilaa imika xidhan yahay”.
Siyaasi C/laahi Cukuse .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this