Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubnihii xisbiga Waddani ee ku xidhnaa jeelka Mandheera oo hada la sii daayay

Recommended Posts

Deeq A.   

15 xubnood oo ka mid ah xisbiga Waddani oo dhawaan xukumaddu u xidhay mudaharaadkii ay xisbiga Waddani ka dhigeen magaalada Hargeisa ayaa saacad ka hor laga sii daayay xabsiga Mandheera.

Sii dayntan la sii daayay maxaabiistani u xidhnaa arimo siyaasadeed ayaa timid markii ay maanta kulmeen madaxweynaha iyo gudidii is xil qaantay ee dhex dhaxaadinaysay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Maxaabiistani ayaa lagu wadaa in ay magaalada Hargeisa soo gaadhaan saacadaha fooda inagu soo haya

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this