Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo diiday ansixinta mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1656919510671.jpg?resize=720%2C48

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa diiday ansixinta mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare ee Puntland.

Fadhiga waxaa soo xaadiray 43 mudane, waxaana shir-guddoominayay guddoomiyaha Baarlamanka, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu weheliyo ku xigeenkiisa kowaad Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan.

23 Xildhibaan ayaa u codaysay ansixinta garsoorayaasha maxkamadda, waxaa diiday11 mudane, halka ay ka aamuseen 9 xubnood

Codaynta ka hor, kulanka waxaa laga akhriyay codsi ka yimid madaxweyne, Siciid Deni oo xildhibaannada ka dalbanaya in ay ansixiyaan maxkamadda.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo diiday ansixinta mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this