Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta ansixinaya mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare

Recommended Posts

Deeq A.   
2-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Mas’uuliyiinta maxkamadda sare ee Puntland oo dhowaan la magacaabay ayaa maanta hortegaya Baarlamanka si ay xasaannadda u siiyaan.

Guddoomiyaha maxkamadda sare Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) iyo guddoomiye ku xigeenkiisa Nuur Ciise Maxamed oo ay weheliyaan garsoorayaasha maxkamadda ayaa laga sugaya xarunta Baarlamanka.

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa la filayaa in ay ansixiyaan mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta ansixinaya mas’uuliyiinta magacaaban ee maxkamadda sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this