Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaarka Berbera maxaa ka socda ?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaarka Berbera maxaa ka socda ?

berbera.jpg

18 Jun 2022 waxa yimi Madaarka Berbera 72 Shaqaale Ajaaniba ah, waxa ka socota Shaqo dhisme ah Shaqaalaha gudaha Madaarka in ay galaan looma ogola, waxaana la fasaxay 15 Maalmood. waxa halkaa ka socota hawl weyn oo Deegaanka iyo dadku xaq u leeyihiin in ay ogaadaan waxa soo kordhay? cidda loo dhisaayo dhismayaasha degenaan shaha ah? Ha’yadda Madaarada Somaliland waa in ay faahfahin ka siisa Shacabka Somaliland Madaarka Berbera Dhismaha laga wado hawsha lagu qabanaayo?
Xoghayaha arrimaha bulshada Xisbiga Waddani, Maxamed Siddiiq Dhame.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this