Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wakiilada S/land oo ansixiyey Xeer Muddo soo jiitamey oo Muran & Hanjabaado hadheeyeen

Recommended Posts

Deeq A.   
Golaha wakiilada S/land oo ansixiyey Xeer Muddo soo jiitamey oo Muran & Hanjabaado hadheeyeen
wakiilada.jpg
Waxa maanta loo balansanaa in Golaha wakiilada la horkeeno xeerkii dadka badani ka cabanayeen ee XL12
si Loo baajiyo xeerkan waxaan Saaka Golaha kasoo xaadirin dhamaanba xildhibaanada kasoo jeeda deegaanka Madaxweyne Biixi iyagoo ujeedkoodu uu ahaa inaanu buuxsamin kooramku Marka laga reebo hal xildhibaan
Waxa Golaha yimi inkabadan 44 Mudane oo kasoo jeeda Bariga iyo badhtamaha Dalka iyo weliba gobolka Awdal oo xeerkani ku yahay caqabad wayn.
Waxaana la filayaa in dhawaan meesha laga saaro xeerkaas
Sidaad u aragtaa in XL12 meesha laga saaro?
Maxay kula Tahay?

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this