Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Wasaaradda Kalluumeysiga

Recommended Posts

Deeq A.   
Puntlandta.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Mas’uuliyiinta u sarraysa Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa Saaka oo Sabti ah looga yeeray Xarunta Baarlamanka halkaas oo muddooyinkii dambe uu ka socday La-xisaabtanka Xukuumadda.

Madaxda Wasaaradda ayaa Xildhibaannada Baarlamanka u jeedin doona warbixin ku saabsan Shaqada ay Wasaaraddaas u xil-saarantahay iyo wixii u qabsoomay.

Intaas kadib ayaa lagu wadaa in Madaxda Wasaaradda ay Xildhibaannadu su’aalo ka weydiiyaan Mas’uuliyadda ay u hayaan Shacabka Puntland gaar ahaanna meelaha dhaliishu ka jirto.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Wasaaradda Kalluumeysiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this